Qeexid

(-dyo, m.dh) Wirwir; dhaan dabaggaalle.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhalanteed oo kali ah:
  • Dhagar Itoobiya, Dhalanteedka Jabuuti..
  • Jacayl dhalanteed ah: - waa mid aan dhab aheyn waa mid ah xiiso biirey oo xididaystay, waa mid lagu yaqaano khiyaamo iyo wakhti lumis, waa mid aan laabta jirin.