Qeexid

"D. ah: qof fir wanaangsan ka soo jeeda."

Qeexid Xigta

ld dhalasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhalad oo kali ah:
  • bari ka hor ayay ahayd markii agagaarka Bacaadweyn laga afduubey 3 shaqaale ah oo midkood uu ahaa Somalida Kenya iyo 2 Kenyan dhalad ah, waxaana la dhaawacey 3 qof oo labo ahaayeen Ciidankii ilaalada ka ahaa midna uu ahaa masuulkii hay’adda ee Puntland.
  • Kulanka Arbacadu wuxuu u muqdaa inuu yahay kii ugu dambeeyay ee ay kooxda u saftaan ciyaaryahanka caalamiga ah ee khadka dhexe uga ciyaara Jarmalka Michael Ballack iyo difaaca habeen-dhaladka reer Brazil ee Lucio.