Qeexid

"eeg dhalaali. ld dhalaalis, dhalalin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhalaalin oo kali ah:
  • Hannaankii looga fadhiyey dawladda PUNTLAND kama ay soo dhalaalin waxna kama qaban waligeedba.
  • Birtu waa shey marka la garaaco la qaloocin karo ayadoon kala jabayn, la dhalaalin karo, isla markaana la dhuubi karo ama wax dhuuban laga dhigi karo.