Qeexid

"Wax dhalaalaya ka dhigid. ld dhalali."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhalaali oo kali ah:
  • Cali Ooyaaye oo doorsahdiisa kadib Khudbad jeediyey waxaa uu sheegay in uu ku dadaali doono sidii xilkaa loo doortay uu uga soo dhalaali lahaa dadkaasna wax loo gaarsiin lahaa.
  • Bar-dhalaalidani waa mid ka hooseysa barta biyuhu ku noqdaan adkaha ee 0°C.