Qeexid

"Iftiin indhaha qabto oo ka baxa walxaha qaarkood marka ilays ku dhaco. ld dhalal1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhalaal oo kali ah:
  • Siilanyo waxaa lagu tilmaamaa inuu yahay nin aamin ah oo loogu iman karo ammaanada loo dhiibo, sidoo kalena hawl kar ah oo kasoo dhalaala xilka loo dhiibo.
  • Waalid Bin Dhalaal ayaa sheegay inuu ku faraxsanyahay booqashada uu ku yimid caasimada dalka Soomaliya asagoo yiri “waan ku faraxsanahay jawiga nabadeed ee ka jira magaalada Muqdisho”.