Qeexid

"ld dhaqsad (1)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhakhso oo kali ah:
  • Sidoo kale waxaa iyana muhiim ah oo loo baahan yahay in dhakhso loogu howl galo qabashada doorashooyinka Golaha Wakiilada.
  • Si kastaba ha haatee, Kooxdan shiinaha ah ee lagu afduubay deegaanka Cobale ayaa waxaa haatan gacanta ugu jirtaa Jabahdda ONLF waxayna Jabhadu sheegtay in ay si dhakhso leh u sii dayn doonaan iydoo ayna wax shuruud ah ku xirnayn.