Qeexid

"ld takhaatiir."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhakhaatiir oo kali ah:
  • Aqoonayahanada ay Camuudi soo saartay, sida Dhakhaatiirta, Macaliminta, Dhaqaalayahanada, iyo Khubarada Beeraha iyo Culuumta Diinta maanta waxa ay ku baahsan yihiin dacalada dunida, iyaga oo adeegyo aasaasi ah u fidiya dadweyanaha ay la nool yihiin.
  • Booqashada Madaxweynaha ayaa sida warar ku dhow ay sheegayaan la xiriirta hubinta xaaladiisa caafimaad oo ay horey ugu taliyeen dhakhaatiirta wadanka Ingriiska.