Qeexid

"Yaab aad u weyn."

Qeexid Xigta

ld dhakafaarid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhakafaar oo kali ah:
  • Taas markaan kasoo gudbo, waxaa jirtay in markuu bilawday soomaali-gariirkii (Somali quake) 1991kii, oo ay soomaalidu isku rafatay, in soomaaliweyn ay u qaybsantay wax dhintay, dhoofay ama dhulkii ku haray iyagoo dhakafaarsan.
  • Heerka cilmiga, aqoonta, teknoolojiyada, iyo ilbaxnimada la gaarey ee adduunka qaarkiis maanta ku siman yahay waa mid dadka badankiisa ku ridday dhakafaar iyo dhabana-hayn.