Qeexid

"Ku dh.: wax meel ku nabid."

Qeexid Xigta

Ku dh.: qof wax ku ilayn. ld dheji (5).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaji oo kali ah:
  • Dalxa wuxuu sheegay in mudanayaal ku sugan dibada la sugayo, ayna xiligaas bilaaban doonaan kal-fadhiyada baarlamaanka, wuxuuna carabka ku dhajiyay inay sugayaan xildhibaanadu inay helaan Mushaar.
  • Aweys wuxuu ku booriyay caruurta iyo haweenka inay isku xiraan walxaha qaraxa ayna beegsadaan saldhigyada ciidamada AMISOM iyo kuwa DF" ayuu yiri Bwakira carabka ku dhajiyay isagoo xusay in baaqaas uu ahaa mid naxdin leh.