Qeexid

ld dhagaxyee.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhagxi oo kali ah:
  • Dadweynahan ayaa dhagxinayey goobaha ganacsiga ayaa ka dalbanayey ganacsada in ay ka soo qeyb gasho mudaharaadkaan lagu diidan yahay malshiyaadka qabsadey Kismayo.
  • Shacabka reer Soomaliland lama qaldi karo dadkana way kala yaqaannaan, Cawilow qof daartiisu qaruurad tahay daaraha kale ma dhagxiyo ee dhagaxa aad tuurayso iska daa!