Qeexid

"Maalinta kala barkeeda ee qorraxdu aad u kulushahay. ld dhadi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhagi oo kali ah:
  • Qoraagu halkaas wuu joogay, hadalkii Jaamac saylici ugu jawaabay dadkii cadhaysnaa ee rabay inay u aar gudaana dhagihiisa ayuu ku maqlay.
  • Waxa taas ugu wacan labada waalid oo iyagu marwalba is aflagaadeeya oo isku buuqaya markasta oo ay guriga wada joogaan ka dib waxa ku abuurmaya ilma yar oo dhagihiisa ku badanaya afxumada ay isweydaarsanayaan labada waalid.