Qeexid

Geed gaab laamo dhuudhuuban oo miro hurdi ah macaan oo la cuno leh.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhafaruur oo kali ah:
  • Dhirta aan tilmaamayay waxay ahaayeen, galoolkii, qudhacii, dhafaruurtii, cadaadii iwm.
  • Kuwa ugu caansan waxaa ka mid ah: Aneexo;Cambe;Dhafaruur;Deelaal;Docol;Geesariyaad;ama Geesoriyood:Gob;Hammuude; Hohob;Moos;Muryood;Hiinfaal;Murcood;Mareer;Seytuun;Ismaan dhays;Canuuni;Caadh;Rooxo.