Qeexid
Wax dhafar hayo ahaansho (qof).
Qeexid Xigta
Wax dhafar lagu xiray ahaansho (awr).
[-naa, -nayd]
dhafarsanaa
dhafarsanayd
f.mg4Wax dhafar hayo ahaansho (qof).
Wax dhafar lagu xiray ahaansho (awr).
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg dhafarsan. ld dhafarsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof, wax dhaartay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-fmay, -fantay; -fmi) Wax la dhafay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -fnaa, -fnayd
Qeexid: Wax la dhafay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-fray, -fartay; -fri) Habeen dhan soo jeedid (cid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Soo jeed habeennimo.
Qeexid Xigta: (-rro, m.dh) Xarig dheer dabagelis leh oo reeryada lagaga xiro.
Qeexid Kale: ld dhafrid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Habeen dhan oo digri lagu soo jeedo gaar ahaan siyaarooyinka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax dhararay ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax dhakafaaray ahaansho. ld dheg-kafaarsan, dhekafaarsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh ld dhafarsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhaarsan. ld dhaarsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Qof xumaanta iyo ceebta iska ilaaliya ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhakafaarsan. ld dhakafaarsanaansho, dheg-kafaarsanaan, dheg-kafaar
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhararsan. ld dhararsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld dhakafaarsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geed gaab laamo dhuudhuuban oo miro hurdi ah macaan oo la cuno leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la dhafriyay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld darsin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld daran3.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) ld daran2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]