Qeexid

"Soo jeed habeennimo."

Qeexid Kale

ld dhafrid.

Qeexid Xigta

(-rro, m.dh) Xarig dheer dabagelis leh oo reeryada lagaga xiro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhafar oo kali ah:
  • Dhirta aan tilmaamayay waxay ahaayeen, galoolkii, qudhacii, dhafaruurtii, cadaadii iwm.
  • Si kastaad habeenkii u dhafartid, waxaa ku filan inaad xilligaas iyo jawigaas oo kale ku soo baxdid si mar keliya wahabkaas lagaaga siibo.