Qeexid

"(-fmay, -fantay; -fmi) Wax la dhafay noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhafan oo kali ah:
  • .In sida ugu dhaqsiyaha badan loo abaabulo ciidamo isku dhafan si wanaagsanna loo carbiyo si ay ugu filnaadan ammaanka dhulkeena iyo shacabkeenaba taas oo horseedi karto in ciidamada shisheyie wadankeena ka baxaan.
  • Koloriin waa neef midabkeedu yahay huruud iyo cagaar isku dhafan, inta badana waxay u sameeysantahay labo atom oo isku xidhan.