Qeexid

"Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku darid."

Qeexid Xigta

Isku dh.: wax, wax kale oo aan noociisa ahayn ku biirid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaf oo kali ah:
  • Gudoomiyaha Barlamanka ayaa sheegey in uusan wax badan ka ogeyn khilafka labada Mas'uul balse ay jirto in Gudoomiyihi Maxkamda xiran yahay taasna ay banaanka soo dhigtey is-maandhafka labada dhinac kaas oo inta mudo ah jirey.
  • Cago-dhafag aya intas ku darey in uu jirro hub ay ku soo qabteen dhalintaas oo ay ciidamada Booliska si toos ah ula wareegeen.