Qeexid

"ld dhadhansasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhadhansad oo kali ah:
  • “Waxa laga yaabaa in ay xidhan yihiin dhar aan hore loo arki jirin ama af-soomaaligooda khalad laga dhadhansado, laakiin waa in wax loo sheegaa, loona dulqaataa si aanay u niyad-jabin,” ayuu yidhi Yuusuf.
  • Najiib oo sii dhadhansaday midhihii jacaylka Luul ee sida sibiqda ah ku galay, waxay naftiisu jeceshahay inaanay Luul kaba tegin markay kulmaan, Luul qudheedu ma aha qofka iyadu dalabta ismacasalaamaynta iyo xilliga uu sii dhoweynayo Najiib.