Qeexid

"Dareenka carrabku gudbiyo marka uu cunto, cabbitaan iwm la kulmo."

Qeexid Xigta

Macaan. ld dhadhen1, dhandhan1, dhandhen1, dhedhen1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhadhan oo kali ah:
  • Wadanka Soomaaliya dhexdiisa, dambaska waxaa lagu dhex daraa buuriga afka la gashado si dhadhanka u bedelo.
  • Waa kol weriye "Miisaanka Maansada Soomaaliyeed" ee Cabdillaahi qoray waa mid dhadhan iyo ku dhegisba igu reebay.