Qeexid

In yar oo wax dhadhankooda lagu ogaado. ld dhadhemo, dhandhamo, dhandhemo, dhedhemo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhadhamo oo kali ah:
  • Waa afgobaadsi shaahu ku dhadhamo sheekaduna ku baxdo.
  • Waxay leedahay dhadhamo kala duwan sida macaan, qaraar, dhadhanlaaw waxayna ku xirantahay nooca geedka iyo inta geedka webiga u jiro.