Qeexid

"Wax dhadhankooda hubin. ld dhadhemi, dhandhami, dhandhemi, dhedhemi."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhadhami oo kali ah:
  • Xaange kama aanu faa’idaysan aqoontii baaxaaliga ahayd ee Sheekh Xaayow, sababtana waxa lagu sheegay in uu ahaa bukaan la ildaran cudur in badan Soomaalida ka haleela qaybta maskaxda u qaabilsan dhadhaminta hadalka dadka!
  • Haddii wax yar aan jaleecno dhadhaminta raashinka, waxaan ogsoonnahay saddexda qayboob ee ugu toolmoon ee ay u kala baxaan dhadhanka uu raashin yeelan karo in ay yihiin, macaan, qaraar iyo dhanaan.