Qeexid
(-cyo, m.dh) Dhuuniraac. ld dhandhamarraac.
(-cyo, m.dh) Dhuuniraac. ld dhandhamarraac.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld dhadhamarraac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dhuxul qaxantay oo waaweyn.
Qeexid Xigta: Derin aan casaan lahayn oo faylikida u eg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: In yar oo wax dhadhankooda lagu ogaado. ld dhadhemo, dhandhamo, dhandhemo, dhedhemo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax dhadhankooda hubin. ld dhadhemi, dhandhami, dhandhemi, dhedhemi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dhadhemid, dhandhamid, dhandhemid, dhedhemid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld dhadhamin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhadhami. ld dhadhamis, dhadhemin, dhadhemis, dhandhamin, dhand
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: dhama'2 f.mg1 (-m'ay, -ma'day; -m'i) Gaajo iyo harraad la dayoobid. ld dala'2.
Qeexid: dhama'1 m.l 1. Dayow ka dhasha gaajo iyo harraad. 2. ld dham'id. ld dala'1.
m.l
Qeexid: Riyo hadal leh oo aan la xusuusan marka la tooso; qarow.
Qeexid Xigta: ld dhadhalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: dharra'aansho m.l/dh ld dharla'aan.
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Hurdada gudaheeda muuqaallo kala jaad ah, maanka ku arkid; riyood.
Qeexid Xigta: Ku dh.: wax la jecelyahay ku qarwid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geed abaareed weyn, hoos badan oo loo xiisa qaariyadaha doonyaha laga sameeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Wax dhadhankooda carrabka ku garasho.
Qeexid Xigta: Cunto, cabbid iwm macaankooda dareemid. ld dhadhen2, dhandhan2, dhandhen2, dhedhen2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: dharra' f.mg4 (-'aa, -'ayd) ld dharla'2.
m.l
Qeexid: /dh (-llo, m.dh) Jirrid weyn, qallalan oo la shito.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Ul weyn, culus, adag oo aan qornayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: dharra'aan m.dh ld dharla'aan.
m.l
Qeexid: Dareenka carrabku gudbiyo marka uu cunto, cabbitaan iwm la kulmo.
Qeexid Xigta: Macaan. ld dhadhen1, dhandhan1, dhandhen1, dhedhen1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Meel leh dhagax fidsan oo is haysta.
Qeexid Xigta: Meel maydka lagu dhaqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]