Qeexid
ld dheddigood.
ld dheddigood.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: ld dheddig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dheddigood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.u
Qeexid: Dumar. ld dhaddigood, dhiddigood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: /mg2 ld dheddigee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dheddigeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld dheddignimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dhedo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: ld dhar
Qeexid Xigta: Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid. 2. Wax huur u ah noqosho (badar).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-imo, m.l) Summad geela lagu dhigo oo ah xarriiq goobaaban oo dadban oo tagoogta lagu dhigo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.l
Qeexid: eeg dhaxamoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dhagi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) (juqr.) Dhibco biyood yar yar oo isku cufan oo ay wehliyaan qiiq ama saxarro boodh ah. Dhadada waxaa laga helaa qaybaha hoose ee gibilka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Hurdada gudaheeda muuqaallo kala jaad ah, maanka ku arkid; riyood.
Qeexid Xigta: Ku dh.: wax la jecelyahay ku qarwid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Wax dhadhankooda carrabka ku garasho.
Qeexid Xigta: Cunto, cabbid iwm macaankooda dareemid. ld dhadhen2, dhandhan2, dhandhen2, dhedhen2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dareenka carrabku gudbiyo marka uu cunto, cabbitaan iwm la kulmo.
Qeexid Xigta: Macaan. ld dhadhen1, dhandhan1, dhandhen1, dhedhen1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: eeg dhad. ld dharid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Riyo hadal leh oo aan la xusuusan marka la tooso; qarow.
Qeexid Xigta: ld dhadhalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax dhadhankooda hubin. ld dhadhemi, dhandhami, dhandhemi, dhedhemi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-amay, -antay; -ami) ld dhadhan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Meel leh dhagax fidsan oo is haysta.
Qeexid Xigta: Meel maydka lagu dhaqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]