Qeexid

"ld dhar"

Qeexid Xigta

Caleen, ubax iwm nafaqo ama biyo la'aan awgeed la duubmid. 2. Wax huur u ah noqosho (badar).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhad oo kali ah:
  • Geeridu aabe, hooyo, walaal iwm ma taqaan, qof walbaana wuu dhadhaminayaa geerida.
  • Markii uu ka tegay ayay Deeqi u gashay hooyadeed oo dhex fadhida Teendhadii loo dhisay, “Hooyo Laytul-khadarkan Ilaahay inoo soo diray kumuu ahaa, garan waayaye,” ayay si deg-deg ah ugu tidhi Deeqa.