Qeexid

ld dhacsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhacsi oo kali ah:
  • Gawaadhidaas oo mid ka mid ah ay raran jirtay gaaladda dhulka fadhaa, waxa dhacsi ku furtay adhi jir deganayd Bali cabane.
  • Hase yeeshee haddii uu khalad jiro, waxa eedda yeelanaya cidda leh masuuliyadda in dadka si sax ah loo dhacsiiyo goorta xisbiga Siyaasadeed lagu magacaabi karo xisbiga dawladda, iyo marka kale.