Qeexid
ld dhaaclee.
[-leeyay, -leysay]
f.g2ld dhaaclee.
Fal / verb
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Xarig hab quruxsan oo afar dhudood ah u samayn. ld dhaalcee, dhaclee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhaacle.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xarig dhuuban, afar dhudood ah, labada dacal bul ku leh, ka samaysan dun qurxoon oo gabdhaha dhexda ku xirtaan.
Qeexid Xigta: Suun ballaaran, bulal lagu qurxiyey oo fardaha qoorta loogu xiro.
Qeexid Kale: Hab quruxsan, oo xarkaha afar dhudoodka ah loo sameeyo. ld dhaalce, dhacle.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Si kibir iyo maangaabnimo ku jirto u dhaqmid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Si xoog iyo sharcidarro ah oo hanti cid kale leedahay lagu qaato.
Qeexid Xigta: Dh. ah: hanti si xoog iyo sharcidarro ah lagu soo qaatay.
Qeexid Kale: ld dhicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Qeexid: (f.g) Hanti cid kale leedahay si xoog iyo sharcidarro ah ku qaadid.
Qeexid Xigta: (f.g) La dh.: ul, karbaash, gacan iwm wax ku garaacid.
Qeexid Kale: (f.g) Dhurwaa habeen xero xoolo ku jiraan weerarid. 4. (f.mg) Wax meel sare ka soo dillaamid. 5. (f.mg) Ku dh.: imtixaan ku gudbi waayid. 6. (f.mg) Qorrax, dayax iwm godgelid. 7. (f.mg) Wax waqti loogu talaggalay dhammaysasho. 8. (f.mg) Dabayl xoog u socosho. 9. (f.mg) Xabbad iwm qarxasho. 10. (f.mg) Wax culus oo aan la filayn soo kordhid. 11. (f.mg) La dh.: wax si aad ah ugu bogid. 12. (f.mg) Ku dh.: wax aan laga fiirsan falid. 13. (f.mg) Ku dh.: dhar iwm lebbisasho. 14. U dh.: si dhuumasho ah wax u boobid. 15. (f.mg) Biyo aan loo miyayn cabbid (xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Si dalambaabi ah u socosho.
Qeexid Xigta: Wax hadba dhinac ku dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld dhaaclayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Hanti tashiilid.
Qeexid Xigta: Wax daryeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Dhabaale ku dhufasho.
Qeexid Xigta: Gubaabin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -ceeyay, -caysay
Qeexid: Cid dhaleeco u jeedin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Amar, arrin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Facle samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-cmo, m.l) Ood weyn oo xeryaha afka laga saaro; oodafo; jiitin; oodrogo; buuxsin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Ka dh.: wax dhab ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: Tabaryar darteed la kufkufasho; liiqliiqid; dalanbaabbin.
Qeexid Xigta: Dhawr mar dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhacsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ood xaro xoolaad afka ka saarid.
Qeexid Xigta: Ood weyn, cufan, xero ku adkayn. ld dhacami.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Qof wax laga dhacay xoog ku soo ceshasho.
Qeexid Xigta: Nirig naas maraq ka furasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-cmay, -cantay; -cmi) La dhacay; xoolihii laga qaaday.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]