Qeexid

"(-ooyin, m.l) Amar, arrin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhacdo oo kali ah:
  • Hadda ba sida la og yahay dhacdo wali ba mar kasta oo ay ka sii durugto xilligeeda iyo dadkeeda waa ay doorsoontaa: waxaa ka lunta run badan waxaa na gasha been badan oo aan loo qasdin ama loo qasday.
  • Qalinkii: Cabdicasiis Maxamed Mataan Garaadka, soo gocashada wixii dhaafey iyo goobeynta dhacdooyinka ayaa ah waxa looga sooco shan faroodlaha noolayaasha kale ee alle abuurey.