Qeexid

Tabaryari darteed oo lala kufkufo; liiqliiq; dalanbaabbi.

Qeexid Kale

Gefaf yaryar. 4. ld dhaadhac 1 (3). 5. ld dhacdhicid.

Qeexid Xigta

Hal hal u qubasho; daadad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhacdhac oo kali ah:
  • Waa run in warbaahinta waddadeedii ka luntay ee ay inta badan ku qaraabtaan suxufiyiinta soor-doonka ahi ay tabinta iyo buunbuuninta Qabqableyaasha ka dhigteen ilo dhaqaale oo ay dhacdhac ka helaan.
  • Wuxuu noqday khafiif iska dhacdhacaya, oo aan tabar lahayn, wuxuuse dhanka kale dareemay Carrabkiisa oo noqday qaraar(dacar oo kale) iyo inuusan Cunnada si fiican u qaadan karayn.