Qeexid

"Si xoog iyo sharcidarro ah oo hanti cid kale leedahay lagu qaato."

Qeexid Kale

ld dhicid.

Qeexid Xigta

Dh. ah: hanti si xoog iyo sharcidarro ah lagu soo qaatay.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhac oo kali ah:
  • Mas'uuliyiinta maamulka Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegay inay gacan siiyeen dadkii ku dhintay gaariga rogmaday, waxayna ku tilmaameen shilkaan midkii ugu xumaa ee ka dhaca Gobolka.
  • Yuusuf Indhacade oo Saraakiisha Ururka Xisbul islaam ugu baaqay in ay garabkiisa kusoo biiraan.