Qeexid

"Dahaarka jilicsan ee hoos kaga dheggan qalka sare ee afka. ld dhanxalag, dhanxanag, dhanxarag."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhabxanag oo kali ah:
  • - التفشي: Waa in neefta ay ka soo baxdo inta u dhexeysa carabka iyo dhabxanaga oo marka xarafka lagu dhawaaqayo neefta soo baxdo.
  • Waana in laga dheeraadaa soo celcelinta ra’da, adigoo ugu qabanaysid si adag carabka korkiisa dhabxanaga meesha u sareysa markaad ku dhawaaqeysid, kolkaas oo aad ku dhawaaqeysid ra’da mar kaliya aadan ku celineyn carabka mar kale.