Qeexid

Cayaar, hees iwm dhabaq gelin. ld dhabji.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhabqi oo kali ah:
  • Waxay ahayd sifo ay ku timaami jireen cid kasta oo ku margata ama dhabqisa heesihii ammaanta kacaanka iyo hogaamiyihiisa.
  • Waxay ila tahay inkasta oo uu Maayorku u doorbiday dano dhaqaale, haddana waxa cad in aanay waafaqi karayn siyaasadda Somaliland ee waqtigan ama maayorku uu dhabqinayo intijaaha siyaasadeed ee dalka.