Qeexid

"Ka dh.: wax dhab ka dhigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhabee oo kali ah:
  • "Markii horeba ma jirin wax xilal ah oo naloo dhiibay, sidaa daraded waxan u shegayna kuwa qoraalkaas soo saaray inay ka dhabeeyaan xil ka qaadistooda" ayuu yiri Nuuriye Cali Faarax oo saxaafada gudaha la hadlayay.
  • M-weynahu, waxa uu sheegey in uu doonayo in uu ka dhabeeyo in Puntland ay ka dhacdo doorashada Xisbiyada badan, waxaana uu sheegey in Ururkan uu yahay mid ay leedahay Xukuumadiisa isaguna uu Guddoomiye u yahay.