Qeexid

"eeg dhabee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhabayn oo kali ah:
  • Wuu ogyahay in hanjabaaddaa lagaga dhabayn karo oo hadal kama soo celiyee irridda ayuu ka boodaa.
  • Maanta waa fara ku tiris dadka Soomaaliyeed ee ku guulaystay ka dhabaynta riyadooda oo ka lib keenay halganka nolosha, inkastoo ay ku haystaan wadamada reer galbeedka fursado badan oo ay ka faa’idaysan karaan.