Qeexid

Adkaysi loo yeesho hawl. ld dhabar-adkaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhabar-adayg oo kali ah:
  • Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si weyn u amaanay haweenka Soomaaliyeed kuna tilmaamay kuwo u dhabar-adaygay dhibaatadii dalka soo martay, sheegayna inay yihiin kuwa awooda inay dalkooda nabad kusoo dabaalaan.
  • Hase yeeshee, maamulka kooxda ayaa u dhabar-adaygay oo aan dayrin ciyaartoygooda, taas oo ay iyaguna hadda uga fadhiyaan abaal-gudkii samirkooda.