Qeexid

"(-rro, m.dh) Oogada nafleyda, inta ka bilaabata surka salkiisa ilaa meesha lafdhabartu ku dhammaato; dul."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhabar oo kali ah:
  • Xisbiyada siyaasadeed waa laf dhabarta dimoqaraadiyadda.
  • Aden walalac: Talo bixin sidii uu abwaanku isu waafajin lahaa suugaanta uu caanka ku yahay illaahayna ku maneystay iyo diinteena islaamka, kuwaasoo noqon kara qaabka fariinta lagu gaarayo horumarinta bulshadeena lafdhabarta u ah.