Qeexid

"Wax run ah oo kaftan iyo ciyaar ahayn; xaqiiq."

Qeexid Xigta

Xuddunta iyo lowyaha inta u dhexeysa (dad).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhab oo kali ah:
  • Haddii aad maqasho maleeeshiyooyin beeleed ku dirirsan gacan ku haynta magaalo, waxaa laga yaabaa in markiiba ay maskaxdaada ku soo dhacdo Kismaayo, Baydhabo, Ceel Waaq iwm.
  • Sidaa daraadeed ayuu yidhi; “Dawladda Ingiriisku taa way caddaysay, fikradda dhabta ah ee wakhtigan lagu sababeeyayna waxay tahay in lagala xaajoodo Maamulada jira, sidii la iskaga kaashan lahaa dib-u-soo-celinta dadkaa.”