Qeexid

"Xubnaha aragga; indhaha."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaayo oo kali ah:
  • K.R.) wuxuu yiri: Rasuul Alloow, kugu furtay aabbahay iyo hooyadeeye, qofkii irridahaas looga yeeraayo ma jiraan wax lama huraan ah oo laga rabo, qof irridahaas oo dhan looga wada yeedhaayo ma jiraa?
  • Madaxweynaha Maraykanka Gorge W. Bush ayaa isaguna ku hawlan xidhiidho dublumaasiyadeed oo ku aadan xaaladda Ciraaq waxaanu sheegay inuu arintaas sii wadaayo ilaa laga gun gaadhaayo arintaas.