Qeexid

"dhaaxaa fk. ld dhaaxa."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaaxaa oo kali ah:
  • Cusri baa daboolaye haddii, Saxal dul gawriiro Dhaaxaan durqumiyaye haddii, “diira!” laga waayay, Maxaan ficil ku doocdoociyaa, beer ma soo duxa’e!
  • Qaar ka mid dariiqyada ay muhaajiriintu u maraan Yurub Waa odhaah gebi ahaanba gobolada Soomaaliya aad ka maqlayso dhallin iyo dhaaxaa jirba oo waa arrin ay caadaysteen u hanqaltaaga tahriibtu.