Qeexid

"dhaaxa fk. Inta badan, marar, badan, badanaa, aalaa. Tus. “Dh. buu ku sugay”. ld dhaaxaa."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaaxa oo kali ah:
  • Cusri baa daboolaye haddii, Saxal dul gawriiro Dhaaxaan durqumiyaye haddii, “diira!” laga waayay, Maxaan ficil ku doocdoociyaa, beer ma soo duxa’e!
  • Heesaha kale ee Waddaniga ah, waxaa ka mid ah: “Dhiigayga waan gada-hayaa, galaas ayaan ku shubayaa,” “Wallee dheehooy dhaaxaad oloshaye, waa lagaa dhalin.”