Qeexid

"Habaar; Inkaar."

Qeexid Kale

ld dhaawid. ld dhaw1.

Qeexid Xigta

Daaweynta Jin, dabayl iwm cid laga daweeyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaaw oo kali ah:
  • Ciyaartoyga Arsenal ee Kanu oo la dhakafaarsan dawakhaadii koobkii adduunka adduunka iyo dhaawacii gaadhay oo ka reebay kulankii ugu dambeeyay ee xulkiisu la yeeshay England.
  • Weerar kale oo lagu qaadey dekada Waxaa maanta duhurkii mar kale weeraro hoobiyeyal ah lagu qaaday dekada Muqdisho kadib markii xalay halkaasi lala beegsadey ilaa iyo 12 madfac oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.