Qeexid

"/dh Erey ereyada lammane ah lagu isticmaalo oo tilmaama “qof wax khabiir ku ah”, sida: fardadh.: fardafuulyahan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaari oo kali ah:
  • Waxa is waydiin leh caruurta dalka maxaa lagu ababin doonaa oo loogu sheegi doonaa wadaniyadu waxay tahay iyo halka ay xudduuda wadankoodu yahay marka ay iskuulada dhiganayaan, maxaase askarta iyo sarkaalka lagu dhaarin doonaa?
  • Dhanka kale Xafladaan oo mar dhow la soo afjaray ayaa waxaa isla galabta lagu dhaariyay 46 ka mid ah xubnaha Golahaasi Deegaanka kuwaasoo u dhaartay inay si daacad ah wax u maareyn doonaan xiliga doorasha.