Qeexid

"Nooc cayaaraha dhaqanka ka mid ah oo leh jaan, sacab iyo or."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaanto oo kali ah:
  • Wuxuu sii kala dhigdhigay qaybaha maansada oo kala ah: gabay, guuroow, shirib, jiifto, geeraar, buraanbur, wiglo, hirwo, dhaanto, heeso isagoo qayb walba mariyey mudnaanteeda iyo maamuuskeeda.
  • Haddaba reer KULMIYE, xaq ayay u leeyihiin inay dadka u gudbiyaan barnaamijkooda siyaasi, laakiin hab-dhaqanka ololaha siyaasadeed ee reer KULMIYE waa in aanu keenin inay kala didiyaan qayla-dhaantooda reeraysan beelihii ku walaaloobay JSL 1991, Burco.