Qeexid

Dhaanto cayaarid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaantee oo kali ah:
  • Wacnaan lahaydaa adiga oo ka soo qayb gala arooskayga, ka qayb qaata galbiskayga, ka dhaanteeya gegidayda, ka mashxarada golahayga; kagana luuqeeya" Caruuska ciyaarta loo tumayaw, ku curo Cabdinaasir* oo kale" Ma ku sugnaa?
  • Asliyeey aqoonlaay isa soo maqiiqaay, Ambataye haloowdaay intaa waad yar dhaantee.