Qeexid

"Weel wax buuxa ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaansan oo kali ah:
  • Huudhi calool-weyne ah oo u dhaansanaa dalka faransiiska ayaa ku huruushooday goodiga Cadmeed, ka dib markii ay saxiimad yar oo malaasani kelida ka qaniintay, hirdina ku qarxisay.
  • Waxaa soo haray wuxuu noqday dal ay reero ku dul nool yihiin wax la bidhaansan karo oo isku xiraana uusan jrin.