Qeexid

"ld dhaansasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaansad oo kali ah:
  • Waxa ay ka mid tahay ilaha ugu waaweyn ee aan u arooro, kana soo dhaansado biyo xareed ah.
  • Wuu iibsan karaa, sida dibida oo kale ayuu beerta ku fashaa, sida dameeraha oo kale ayuu biyaha ku soo dhaansadaa.