Qeexid

"eeg dhaami. ld dhaamis."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaamin oo kali ah:
  • Hey'adda ICRC oo howlo Biyo dhaamin ka bilowday deegaano ka mid ah Gobolka Galguduud oo ay ka jiraan Abaaro xoogan. 23 Nov 2010- Dhawaan ayaa deegaano ka tirsan degmooyinka Cel-dheer iyo Galcad waxaa ka bilwday xoogaa Roobab ah..
  • Sababihii gun-dhiga u ahaa ee nagu dhaliyay in aan ku dhaqaaqno af-gembigii 21Oktoobar, waxa ka mid ahaa maamul-xumadii xukuumadihii aan is-dhaamin ee muddadii sagaalka sanadood ahayd maamulayay dalka Soomaaliya.