Qeexid

"Meel, wax meel kale ka shisheeya ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaafsiisan oo kali ah:
  • Ma cadda, si gun ahna looma oga waxa intaa dhaafsiisan ee la isugu minguuriyay ama lagaga heshiiyay Mawqifyadii kala durugsannaa ee laga taagnaa geeddiga Somaliland.
  • Waxaanu isla soo qaadnay in ujeedada dhabta ahi ka damabayso mashruucani aanu dhaafsiisanaynba inuu yahay hab cusub oo lagu lunsanayo hantida qaranka.