Qeexid

"Wax meel ka gudbin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaafsii oo kali ah:
  • Inta badana iyada iyo odeygeeda kamayna hadli jirin wax dhaafsiisan musharaxnimada ay da daalka dheer ugu jirtay,tanina waxaa ay keentay iney ilowsiiso qeyb kamid ah dhibaatada soo gaadhay.
  • Hebel ma tukado, hebel waa tusbax dheere, hebel waa gadh dheere, hebel waa cilmaani, hebel gabadh buu la socday, hebel bisinkuu kor u qaadaa, hebel mawliidkuu banneeyay iyo wax aan intaa dhaafsiisnayn buu dadka ku xujeeyaa, kuna xag xagtaa.