Qeexid

"ld dhaafsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaafsad oo kali ah:
  • Duqeymo la isku dhaafsaday Muqdisho todobaadkan ayaa sababay inay dhintaan 50-qof oo rayid ah, iyadoo dhinacyada dagaaladu ay u dhexeeyeen ay gaartay khasaare dhimasho iyo mid dhaawac, iyadoo mas'uuliyadeeda la isku tuurtuuro.
  • Waxa dadkaas USA dhaafsaday 4 nin oo lagu helay in ay basaasin ka ahaayeen dalka Ruushka.