Qeexid

"(-yayaal, m.l/dh) Warqad sharciyaysan oo hal dal mar lagu geli karo lagagana soo noqon karo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaafiye oo kali ah:
  • Ciidamada Booliska maamulka Sh.hoose ayaa la sheegayaa in dilka ka dib ay soo gaareen goobta oo xilligaas ay buuxdhaafiyeen dad weyne aad u badan, waxaana ay ku kala eryeen dadkii isugu soo xoomay halkaas rasaas ay cirka u ridayeen.
  • Basle isu soo bixii ugu cajiibsanaa uguna dadka badnaa, ayaa ka dhacay magaalada Hargeysa, kuwaasoo buux dhaafiyey gudaha Beerta Xorriyada waddooyinka hareeraha ka mara iyo waddooyinka dhaadheer ee magaalada.