Qeexid

Is dh.: wax si aan nidaamsanayn u dhigid; wax isweydaarin.

Qeexid Xigta

Is dh.: wax isku dhafid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhaafdhaafi oo kali ah:
  • Si cad looma qeexin, sababaha keentay dhaqaale yaraantaa, hase yeeshee waxay warar laga soo xigtay illo lagu kalsoon yahay tibaaxeen in wax is-dhaafdhaafin xoog leh oo hay’addaa saameeyay ay qayb ka tahay arrintaas.